Matayos 27:51-52
Matayos 27:51-52 EI
Isla waqtigaas daahii macbadkana laba meel ayuu u kala jeexmay kor ayuu kasoo bilowday illaa hoos. Dhulkii ayaa gariiray, dhagaxyadii ayaa burburay. Xabaalihii ayaa furmay, jirrarka dad badan oo quduus ah ee dhintay ayaa nolol loo sarakiciyay.