Matayos 26:75

Matayos 26:75 EI

Kadib Butros wuxuu xasuustay hadalkii uu Ciise ku yiri oo ahaa, “Inta uusan diiqu ciyin ka hor, waxaad i dafiri doontaa saddex mar.” Kadib Butros banaanka ayuu uga baxay gurigii wadaadka sare aad ayuuna u ooyay.