Matayos 24:9-11
Matayos 24:9-11 EI
“Kadib waxaa la idiin gacangelin doonaa si la idiin silciyo oo la idiin dilo, dadka oo dhanna waxey idiin nici doonaan aniga daraadey. Waqtigaas dad badan ayaa iimaanka ka laaban doona, qaarkiinna qaarka kale ayuu khiyaani doonaa oo nici doonaa. Waxaana soo bixi doona nebiyo been ah dad badan ayeyna khiyaani doonaan.