Matayos 24:36
Matayos 24:36 EI
“Laakiin maalinta iyo waqtiga qiyaamaha qofna ma garanayo, xitaa malaa’igta jannada iyo Wiilku ma garanayaan, laakiin Aabaha oo kaliya ayaa garanaya.