Luukos 5:4

Luukos 5:4 EI

Goortuu hadalkii dhameeyay ayuu ku yiri Simoon, “Gee doontan meesha biyaha badan leh oo shabaagta ku rid biyaha si aad u kalluumaysatid.”