1
Markos 1:35
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Aroornimadii weli inta uusan waagii si fiican u baryin ayuu Ciise intuu kacay ayuu tagay meel cidla ah si uu u soo duceysto.
Bera saman
Njòttu Markos 1:35
2
Markos 1:15
Wuxuuna yiri, “Waqtigii wuu yimid, boqortooyada Illaahey wey soo dhawaatay. Toobadkeena oo rumeysta warka wanaagsan!”
Njòttu Markos 1:15
3
Markos 1:10-11
Ciise goortii uu biyaha kasoo baxayay ayuu arkay samada oo furantay, iyo Ruuxa Quduuska ah oo ugu soo kor dagaya sida qoolley ahaan. Markaas ayaa cod samada ka dhawaaqay isaga oo leh, “Waxaa tahay Wiilkeyga aan jeclahay, waana kugu faraxsanahay.”
Njòttu Markos 1:10-11
4
Markos 1:8
Aniga waxaan idin ku baabtiisaa biyo, laakiin isaga wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.”
Njòttu Markos 1:8
5
Markos 1:17-18
Ciise ayaa ku yiri, “Kaalaya oo isoo raaca, waxaan idin ka dhigi doonaa kuwa dadka jillaabta.” Isla markiiba intey shabaagyadoodi ka tageen ayey Ciise raaceen.
Njòttu Markos 1:17-18
6
Markos 1:22
Wax baritaankiisi ayaa ka yaabiyay dadka, waayo wuxuu wax u baray sidii mid awood leh, mana uu ahayn sida macalimiinta sharciga Muuse oo kale.
Njòttu Markos 1:22
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd