1
Matayos 8:26
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Kuwiinan iimaanka yarow, maxaad sidan ugu cabsaneysaan?” Kadibna wuu kacay oo wuxuu canaantay duufaantii iyo hirarkii, weyna degeen.
Bera saman
Njòttu Matayos 8:26
2
Matayos 8:8
Boqol u taliyihii ayaa ku jawaabay, “Sayidow, uma qalmo inaad gurigeyga timaado, laakiin erey oo kaliya dheh adeegaheyguna wuu bogsan doonaa.
Njòttu Matayos 8:8
3
Matayos 8:10
Ciise markii uu arintaas maqlay, aad ayuu ula yaabay wuxuuna kuwii la socday ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, reer binu Israa’iil dhexdooda kuma arag qof iimaankiisu sidan u weyn yahay.
Njòttu Matayos 8:10
4
Matayos 8:13
Kadib Ciise ayaa ku yiri boqol u taliyihii, “Tag gurigaaga, sidaad u aamintay hakuu ahaato.” Isla markiina adeegihiisi wuu bogsooday.
Njòttu Matayos 8:13
5
Matayos 8:27
Nimankii doonta saarnaa wey yaabeen waxeyna yiraahdeen, “Yuu yahay ninkan? Xitaa duufaanta iyo hirarka ayaa adeecaya!”
Njòttu Matayos 8:27
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd