1
Luukos 6:38
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Siiya idinkana waa la idin siin doonaa. Waayo hadiyad ayaad heli doontaan taas oo buuxda oo hoos loo riixay oo la ruxay si meel kale oo wax looga rido loo helo. Waayo qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa la idin ku qiyaasi doonaa.”
Bera saman
Njòttu Luukos 6:38
2
Luukos 6:45
Qofka wanaagsanna wuxuu soo saaraa waxyaalaha wanaagsan ee qalbigiisa ku jira, laakiin qofka sharta lehna wuxuu soo saaraa waxyaalaha sharta ah ee qalbigiisa ku jira.
Njòttu Luukos 6:45
3
Luukos 6:35
Jeclaada cadowgiina! Wanaag u sameeya. Deymiya idinkoo aan waxba ka sugaynin. Abaalgudkiina wuu badnaan doonaa, waxaad noqon doontaan ilmaha Kan ugu Sareeya, waayo isagu wuu u roon yahay kuwa aan mahadcelinin iyo kuwa sharta leh.
Njòttu Luukos 6:35
4
Luukos 6:36
Waa inaad noqotaan kuwo naxariis leh, sida Aabihiinba u naxariisto.
Njòttu Luukos 6:36
5
Luukos 6:37
“Ha xukumina kuwa kale si aan la idiin xukumin. Ha eedeynina kuwa kale si aan la idiin eedeynin. Cafiya idinkana waa la idin cafin doonaa.
Njòttu Luukos 6:37
6
Luukos 6:27-28
“Laakiin idinkan i dhageysanaya waxaan idin ku leeyahay, cadowgiina jeclaada, wanaag u sameeya kuwa idin naca, barakeeya kuwa idin habaara, una duceeya kuwa idin silciya.
Njòttu Luukos 6:27-28
7
Luukos 6:31
U samee dadka kale waxaad jeclaan laheyd in luguu sameeyo.
Njòttu Luukos 6:31
8
Luukos 6:29-30
Haddii qof kaa dharbaaxo dhabanka, dhinaca kalana u jeedi si uu u dharbaaxo. Haddii qof kaa qaato jaakadaada shaatigaagana ugu dar. Qof walboo wax ku weydiista sii, haddii qof waxaad leedahay kaa qaato ha weydiisanin in laguu soo celiyo.
Njòttu Luukos 6:29-30
9
Luukos 6:43
“Ma jiro geed wanaagsan oo mirro xun bixiya, sidoo kale ma jiro geed xun oo mirro wanaagsan bixiya.
Njòttu Luukos 6:43
10
Luukos 6:44
Geedka waxaa lagu gartaa mirahiisa, waayo berde lagama guro qurac, oo canabna duurka lagama soo guro.
Njòttu Luukos 6:44
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd