YouVersion-logo
BibelLæseplanerVideoer
Download appen
Sprogvælger
Søgeikon

Populære bibelvers fra BILOWGII 7

1

BILOWGII 7:1

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo Rabbigu wuxuu Nuux ku yidhi, Adiga iyo dadka gurigaaguba soo gala doonnida; waayo, waxaan arkay adigoo qarnigan xaq ku ah hortayda.

Sammenlign

Udforsk BILOWGII 7:1

2

BILOWGII 7:24

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Biyihiina boqol iyo konton maalmood ayay dhulka xoog ku lahaayeen.

Sammenlign

Udforsk BILOWGII 7:24

3

BILOWGII 7:11

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Sannaddii uu Nuux lix boqol oo sannadood jiray, bisheedii labaad, maalintii toddoba iyo tobnaad oo bisha, isla maalintaas ayaa ilihii moolka weyn biyo ka buqdeen, dariishadihii samadana la furay.

Sammenlign

Udforsk BILOWGII 7:11

4

BILOWGII 7:23

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Waxaa la wada baabbi'iyey wixii dhulka dushiisa ku noolaa oo dhan, xataa dadkii, iyo xoolihii, iyo wixii gurguuran jiray, iyo haaddii cirka; kulli waa laga wada baabbi'iyey dhulka; oo waxaa hadhay Nuux oo keliya, iyo kuwii doonnidii kula jiray isagii.

Sammenlign

Udforsk BILOWGII 7:23

5

BILOWGII 7:12

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Roobkuna wuxuu dhulka ku da'ayay afartan maalmood iyo afartan habeen.

Sammenlign

Udforsk BILOWGII 7:12

Forrige Kapitel
Næste Kapitel
YouVersion

Opmuntrer og udfordrer dig til at søge intimitet med Gud hver dag.

Tjeneste

Om

Karrierer

Bliv frivillig

Blog

Presse

Nyttige links

Hjælp

Donér

Bibeloversættelser

Lydbibler

Bibelsprog

Dagens vers


Et digitalt ministerium af

Life.Church
Dansk

©2026 Life.Church / YouVersion

PrivatlivspolitikBetingelser
Procedure for offentliggørelse af sikkerhedssårbarheder
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest