Matayos 5:15-16

Matayos 5:15-16 EI

Feynuusna looma shido in weel lagu daboolo, laakiin waxaa la saaraa laambad saarka, si ey iftiin u siiso qof walboo guriga ku jira. Sidaa si la mid ah, iftiinkiinu dadka hortooda ha ka iftiimo, si ey camalladiina wanaagsan u arkaan oo ey u ammaanaan Aabihiinna jannada ku jira.

Funda Matayos 5

Ividiyo ye- Matayos 5:15-16

Uhlelo Lwamahhala Lokufunda nokuthandaza okuhlobene ne Matayos 5:15-16