I-Logo ye-YouVersion
IBhayibheliAmapulaniAmavidiyo
Thola i App
Okukhetha Ulimi
Isici soku Sesha

Amavesi eBhayibheli adumile avela kokuthi Luukos 20

1

Luukos 20:25

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayuu ku yiri, “Haddaba wuxuu Kaysar leeyahay siiya Kaysar, wuxuu Illaahey leeyahayna siiya Illaahey.”

Qhathanisa

Hlola Luukos 20:25

2

Luukos 20:17

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ku jeestay oo weydiiyay, “Haddaba maxey idin la tahay macnaha waxa kitaabka ku qoran, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen, ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha guriga,’

Qhathanisa

Hlola Luukos 20:17

3

Luukos 20:46-47

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Iska ilaaliya dhaqanka macalimiinta sharciga Muuse! Maxaa yeelay waxey ka helaan iney meelaha ku maraan khamiisyo dhaadheer oo qaali ah, waxeyna jecelyihiin in si xushmad leh loo salaamo markey suuqa marayaan. Waxeyna jecelyihiin iney fariistaan safka hore markey joogaan sunagogyada iyo meelaha ey xafladaha ka jiraan. Waxey carmalada ka khiyaanaan guryahooda, kadibna salaadda ayey dheereeyaan markey tukanayaan si ey dadka isku tustusaan. Macalimiintan ciqaabtoodu aad ayey u darantahay.”

Qhathanisa

Hlola Luukos 20:46-47

Uhlelo Lwamahhala Lokufunda nokuthandaza okuhlobene ne Luukos 20

Isahluko esedlule
Isahluko esilandelayo
I-YouVersion'

Ukukukhuthaza nokukubekela inselelo yokufuna ubudlelwano noNkulunkulu nsuku zonke.

Inkonzo

Mayelana

Imisebenzi

Volontiya

I-Blogi

Abezindaba

Izixhumanisi Eziwusizo

Usizo

Nikela

Izinguqulo zeBhayibheli

AmaBhayibheli Alalelwayo

Izilwimi zeBhayibheli

Ivesi losuku


Inkonzo yedijithali ye

Life.Church
English (US)

©2025 I-Life.Church / YouVersion

Inqubomgomo yobumfihloImibandela
Uhlelo Lokudalula Ubungozi
U-FacebookU-TwitterI-InstagramI-YouTubeI-Pinterest

Ikhaya

IBhayibheli

Amapulani

Amavidiyo