YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

Matayos 2 的热门经文

1

Matayos 2:11

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markey guriga yimaadeen oo ey arkeen cunuggii oo ey hooyadiis Maryan hayso, wey u sujuudeen oo caabudeen. Kadib waxey fureen qasnadoodi oo ey bixiyeen hadiyaddo dahab, foox iyo malmal ah.

对照

探索 Matayos 2:11

2

Matayos 2:1-2

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Kadib markii uu Ciise ku dhashay magaalada Beytlaxam ee deegaanka Yahuudiya, waqtigii uu Herodos boqorka ahaa, waxaa Yeruusaalem xagga bari kaga yimid niman xigmad leh oo khibrad u leh cilmiga xiddigaha. Waxeyna yiraahdeen, “Aaway ilmaha dhashay kaasoo ah boqorka Yuhuudda? Waxaan xiddigtiisi ka aragnay xagga bariga waxaanna u nimid inaan caabudno.”

对照

探索 Matayos 2:1-2

3

Matayos 2:10

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markey arkeen xiddigtii oo joogsatay aad ayey u farxeen.

对照

探索 Matayos 2:10

4

Matayos 2:12-13

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Kadib riyo ayaa loogu digay in eysan ku laaban Herodos, waxeyna waddankoodi ugu laabteen wado kale. Markey nimankii xigmadda lahaa tageen malag xagga Rabbiga ka yimid ayaa riyo ugu muuqday Yuusuf wuxuuna ku yiri, “Kac oo dhaqso cunugga iyo hooyadiis ugula carar Masar. Halkaas jooga illaa aan soo noqda idin ku dhaho, waayo Herodos ayaa cunugga raadinaya si uu u dilo.”

对照

探索 Matayos 2:12-13

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频