โลโก้ YouVersion
พระคัมภีร์แผนการอ่านวิดีโอ
ดาวน์โหลดแอป
ตัวเลือกภาษา
ไอคอนค้นหา

ข้อพระคัมภีร์ยอดนิยมจาก FALIMAHA RASUULLADA 26

1

FALIMAHA RASUULLADA 26:17-18

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

anigoo kaa samatabbixinaya dadka iyo quruumaha aan kuu diri doonaba, inaad indhahooda furtid si ay gudcur uga soo jeestaan oo ay iftiinka ugu soo jeestaan, iyo inay ka soo leexdaan xoogga Shayddaanka oo ay Ilaah u yimaadaan, inay helaan dembidhaaf oo ay dhaxal la helaan kuwa quduus lagaga dhigay rumaysadka ay igu leeyihiin.

เปรียบเทียบ

สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 26:17-18

2

FALIMAHA RASUULLADA 26:16

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Laakiin bal sara joogso, oo cagahaaga ku istaag; waayo, sababtan aawadeed ayaan kuugu muuqday inaan kaaga dhigo midiidin iyo markhaati waxyaalihii aad igu aragtay iyo waxyaalaha aan kuugu muuqan doonaba

เปรียบเทียบ

สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 26:16

3

FALIMAHA RASUULLADA 26:15

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Markaasaan idhi, Yaad tahay Sayidow? Kolkaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Waxaan ahay Ciisaha aad silcinaysid.

เปรียบเทียบ

สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 26:15

4

FALIMAHA RASUULLADA 26:28

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Markaasaa Agribba wuxuu Bawlos ku yidhi, Wax yar baad igu oggolaysiinaysaa inaan Masiixi noqdo.

เปรียบเทียบ

สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 26:28

บทที่ผ่านมา
บทต่อไป
YouVersion

สนับสนุน และท้าทายคุณ ที่จะแสวงหาความใกล้ชิดกับพระเจ้าในทุกๆวัน

พันธกิจ

เกี่ยวกับ

อาชีพ

อาสาสมัคร

บล็อก

ข่าวสาร

ลิงก์ที่มีประโยชน์

ช่วยเหลือ

ถวายเพื่อสนับสนุน

พระคัมภีร์ฉบับ

พระคัมภีร์ฉบับเสียง

ภาษาของพระคัมภีร์

ข้อพระคัมภีร์ประจำวัน


พันธกิจดิจิทัล ของ

Life.Church
ภาษาไทย (ประเทศไทย)

©2026 Life.Church / YouVersion

นโยบายความเป็นส่วนตัวข้อตกลง
โปรแกรมการเปิดเผยช่องโหว่
Facebookทวีตเตอร์อินสตาแกรมYouTubePinterest