Matayos 2:1-2

Matayos 2:1-2 EI

Kadib markii uu Ciise ku dhashay magaalada Beytlaxam ee deegaanka Yahuudiya, waqtigii uu Herodos boqorka ahaa, waxaa Yeruusaalem xagga bari kaga yimid niman xigmad leh oo khibrad u leh cilmiga xiddigaha. Waxeyna yiraahdeen, “Aaway ilmaha dhashay kaasoo ah boqorka Yuhuudda? Waxaan xiddigtiisi ka aragnay xagga bariga waxaanna u nimid inaan caabudno.”

Читать Matayos 2

Фото-стих для Matayos 2:1-2

Matayos 2:1-2 - Kadib markii uu Ciise ku dhashay magaalada Beytlaxam ee deegaanka Yahuudiya, waqtigii uu Herodos boqorka ahaa, waxaa Yeruusaalem xagga bari kaga yimid niman xigmad leh oo khibrad u leh cilmiga xiddigaha. Waxeyna yiraahdeen, “Aaway ilmaha dhashay kaasoo ah boqorka Yuhuudda? Waxaan xiddigtiisi ka aragnay xagga bariga waxaanna u nimid inaan caabudno.”

Бесплатные планы чтения и наставления по теме Matayos 2:1-2