NAXUUM 3:19
NAXUUM 3:19 SOMBIBLE
Nabarkaagu bogsan maayo, dhawaacaaguna aad buu u xun yahay, oo kuwa warkaaga maqla oo dhammuba way kugu sacab tumaan, waayo, bal waa kuma kan aanay xumaantaadu had iyo goorba gaadhin?