YouVersion လိုဂို
ရွာရန္ အိုင္ကြန္

MATAYOS 24:37-39

MATAYOS 24:37-39 SOMBIBLE

Sida wakhtigii Nuux ahaa, sidaas oo kale ayaa imaatinka Wiilka Aadanahu ahaan doonaa. Waayo, siday wax u cunayeen oo wax u cabbayeen, oo u guursanayeen oo loogu guurinayay maalmihii daadka hortiisa ilaa maalintii Nuux doonnida galay, wayna garan waayeen ilaa daadkii yimid oo kulligood wada qaaday, sidaas oo kale ayaa imaatinka Wiilka Aadanahu ahaan doonaa.

စပ္ဆိုင္ေသာ ဗီဒီယိုမ်ား