1
SEKARYAAH 7:9
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Rabbiga ciidammadu sidan buu ku hadlay oo yidhi, Garsoorid daacad ah naqa, oo nin waluba walaalkiis ha u sameeyo naxariis iyo raxmad.
ႏွိုင္းယွဥ္
SEKARYAAH 7:9ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
SEKARYAAH 7:10
Hana dulmina carmalka, ama agoonta, ama qariibka, ama masaakiinta, oo madkiinna yuusan qalbiga xumaan ugu fikirin walaalkiis.
SEKARYAAH 7:10ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား