1
MARKOS 5:34
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Kolkaasuu wuxuu iyada ku yidhi, Gabadhay, rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Nabad ku tag, cudurkaagiina ka bogso.
ႏွိုင္းယွဥ္
MARKOS 5:34ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MARKOS 5:25-26
Waxaa jirtay naag laba iyo toban sannadood dhiigbixid qabtay. Silec badanna ayay dhakhtarro badan ka heshay, oo wixii ay lahayd oo dhanna ayay ku bixisay, mana roonaanin laakiinse way ka sii dartay.
MARKOS 5:25-26ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MARKOS 5:29
Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay oo waxay jidhkeedii ka garatay inay cudurkii ka bogsatay.
MARKOS 5:29ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MARKOS 5:41
Kolkaasuu gabadhii gacanteeda qabtay oo ku yidhi, Talita qumi, taasoo micneheedu yahay, Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac.
MARKOS 5:41ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MARKOS 5:35-36
Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa? Mar alla markuu Ciise maqlay hadalka lagu hadlay, wuxuu taliyaha sunagogga ku yidhi, Ha baqin ee iska rumayso.
MARKOS 5:35-36ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MARKOS 5:8-9
Waayo, wuxuu ku yidhi, Ka soo bax ninka, jinni wasakh lahow. Markaasuu weyddiiyey, Magacaa? Wuxuu ugu jawaabay, Waxaa lay yidhaahdaa, Liijon, waayo, annagu waa badan nahay.
MARKOS 5:8-9ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား