1
MATAYOS 25:40
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Markaasaa Boqorkii u jawaabi doonaa oo ku odhan doonaa, Runtii waxaan idinku leeyahay, In alla intaad u samayseen mid ka mid ah walaalahaygan u yaryar, waad ii samayseen.
ႏွိုင္းယွဥ္
MATAYOS 25:40ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MATAYOS 25:21
Sayidkiisii ayaa ku yidhi, Si wanaagsan baad yeeshay, addoon yahow wanaagsan oo aaminka ahu. Wax yar ayaad aamin ku ahayd, wax badan baan madax kaaga dhigayaa. Farxadda sayidkaaga gal.
MATAYOS 25:21ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MATAYOS 25:29
Waayo, mid walba oo wax haysta waa la siin doonaa, waana loo badin doonaa, kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa xataa wuxuu haysto.
MATAYOS 25:29ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MATAYOS 25:13
Haddaba soo jeeda, waayo, garan maysaan maalinta ama saacadda.
MATAYOS 25:13ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MATAYOS 25:35
Waayo, waan gaajooday oo cuntaad i siiseen, waan harraadsanaa oo waad i waraabiseen, qariib baan ahaa oo waad i soo dhoweeyseen
MATAYOS 25:35ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MATAYOS 25:23
MATAYOS 25:23ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
7
MATAYOS 25:36
waan qaawanaa oo dhar baad i huwiseen, waan bukay oo waad i soo booqateen, xabsi baan ku jiray oo waad ii timaadeen.
MATAYOS 25:36ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား