1
MATAYOS 18:20
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Waayo, meeshii laba ama saddex qof ay magacayga isugu soo ururaan, halkaas anigu dhexdoodaan joogaa.
ႏွိုင္းယွဥ္
MATAYOS 18:20ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MATAYOS 18:19
Weliba waxaan idinku leeyahay, Haddii laba idinka mid ahu dhulka ku heshiiyaan wax kastoo ay baryaan, way uga noqon doontaa xagga Aabbahayga jannada ku jira.
MATAYOS 18:19ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MATAYOS 18:2-3
Markaasuu wuxuu u yeedhay ilmo yar, oo dhexdooda ayuu joojiyey oo yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Haddaydnan soo jeesan oo aydnaan noqon sida carruur oo kale, boqortooyada jannada ma geli doontaan.
MATAYOS 18:2-3ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MATAYOS 18:4
Ku alla kii haddaba isu hoosaysiiya sida ilmahan oo kale, kaas ayaa ugu weyn boqortooyada jannada
MATAYOS 18:4ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MATAYOS 18:5
oo ku alla kii magacayga ilmahan oo kale ku aqbalaa, wuu i aqbalaa.
MATAYOS 18:5ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MATAYOS 18:18
Runtii waxaan idinku leeyahay, Wax alla wixii aad dhulka ku xidhaan ayaa jannada ku xidhnaan doona, oo wax alla wixii aad dhulka ku furtaan ayaa jannada ku furnaan doona.
MATAYOS 18:18ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
7
MATAYOS 18:35
Sidaas oo kalena ayaa Aabbahayga jannada ku jiraa idinku samayn doonaa, haddaan midkiin waliba qalbiga ka cafiyin walaalkiis.
MATAYOS 18:35ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
8
MATAYOS 18:6
Laakiin ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda moolkeeda lagu hafiyo.
MATAYOS 18:6ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
9
MATAYOS 18:12
Maxay idinla tahay, Nin hadduu tiro ido ah leeyahay oo middood ay ka hallowdo, miyaanu sagaal iyo sagaashanka buuraha dushooda kaga tegin oo doonin tii hallowday?
MATAYOS 18:12ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား