1
MATAYOS 10:16
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Waxaan idiin dirayaa sidii ido yeey ku dhex jira, sidaa darteed caqli u lahaada sida abeesooyin, oo u sir la'aada sida qoolleyo.
ႏွိုင္းယွဥ္
MATAYOS 10:16ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MATAYOS 10:39
Kan naftiisa helaa waa lumin doonaa, oo kan naftiisa u lumiya aawaday waa heli doonaa.
MATAYOS 10:39ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MATAYOS 10:28
Ha ka baqina kuwa jidhka dila, laakiin aan karin inay nafta dilaan, waxaadse ka baqdaan kan jahannamada ku hallayn kara nafta iyo jidhkaba.
MATAYOS 10:28ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MATAYOS 10:38
Kan aan iskutallaabtiisa soo qaadan oo aan i soo raacin, ima istaahilo.
MATAYOS 10:38ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MATAYOS 10:32-33
Sidaa darteed mid walba oo igu qirta dadka hortiisa, anna waan ku qiran doonaa Aabbahayga jannada ku jira hortiisa. Laakiin ku alla kii igu diida dadka hortiisa, anna waan ku diidi doonaa Aabbahayga jannada ku jira hortiisa.
MATAYOS 10:32-33ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MATAYOS 10:8
Kuwa bukana bogsiiya, kuwii dhintayna sara kiciya, kuwa baraska lehna nadiifiya, jinniyadana saara, hadiyad ahaan baad ku hesheen ee hadiyad ahaanna ku siiya.
MATAYOS 10:8ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
7
MATAYOS 10:31
Sidaa darteed ha baqina, waad ka qiima badan tihiin shimbirro badan.
MATAYOS 10:31ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
8
MATAYOS 10:34
Ha u malaynina inaan u imid inaan nabad dhulka u keeno; uma aan iman inaan nabad keeno, laakiin inaan seef keeno.
MATAYOS 10:34ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား