YouVersion ಲೋಗೋ
ಬೈಬಲ್ಯೋಜನೆಗಳುವೀಡಿಯೊಗಳು
ಆ್ಯಪ್ ನ್ನು ಪಡೆಯಿರಿ
ಭಾಷಾ ಆಯ್ಕೆದಾರ
ಹುಡುಕಾಟ ಐಕಾನ್

Falimaha 7ರಿಂದ ಜನಪ್ರಿಯ ಬೈಬಲ್ ವಚನಗಳು

1

Falimaha 7:59-60

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markey dhagaxaynayeen, Istefanos ayaa ku duceystay, “Sayid Ciisow, qaado ruuxdeyda.” Kadib ayuu jilba jabsaday oo uu ku dhawaaqay, “Sayidow, dembigaan ha u qabsanin iyaga.” Markii uu sidaas yiri ayuu dhintay.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 7:59-60 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

2

Falimaha 7:49

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“ ‘Jannadu waa carshigeyga, dhulkuna waa meesha aan cagaha saarto. Guri noocee ah ayaad ii dhisi doontaan? Ayuu yiri Rabbigu. Ama xaggee ayey noqon doontaa meesha aan ku nasto?

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 7:49 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

3

Falimaha 7:57-58

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayey dhagahooda dabooleen, iyagoo cod dheer ku qaylinaya, kuligoodna xaggiisey kusoo ordeen, wey jiideen oo magaaladii ayey ka saareen waxa eyna bilaabeen iney dhagaxeeyaan. Qaar ka mid ah kuwii marqaatiyaasha ayaa jaakadahoodii ag dhigay cagaha wiil dhalinyaro ah oo Sawlos la dhaho.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 7:57-58 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

Falimaha 7 ಗೆ ಸಂಬಂಧಿಸಿದ ಉಚಿತ ಓದುವ ಯೋಜನೆಗಳು ಮತ್ತು ಆರಾಧನೆಗಳು

ಹಿಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
ಮುಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
YouVersion

Encouraging and challenging you to seek intimacy with God every day.

Ministry

ಬಗ್ಗೆ

Careers

ಸ್ವಯಂಸೇವಕ

ಬ್ಲಾಗ್

ಒತ್ತಿ

Useful Links

ಸಹಾಯ

ದೇಣಿಗೆ

ಬೈಬಲ್ ಆವೃತ್ತಿಗಳು

ಆಡಿಯೋ ಬೈಬಲ್‌ಗಳು

ಬೈಬಲ್ ಭಾಷೆಗಳು

ಈ ದಿನದ ವಚನ


ಡಿಜಿಟಲ್ ಸಚಿವಾಲಯ

Life.Church
English (US)

©2026 ಲೈಫ್.ಚರ್ಚ್ / ಯೂವರ್ಷನ್

ಗೌಪ್ಯತಾ ನೀತಿನಿಯಮಗಳು
ದುರ್ಬಲತೆ ಬಹಿರಂಗಪಡಿಸುವಿಕೆ ಕಾರ್ಯಕ್ರಮ
ಫೇಸ್ಬುಕ್ಟ್ವಿಟರ್ಇನ್ಸ್ ಟಾ ಗ್ರಾಮ್ಯೂಟ್ಯೂಬ್ಪಿನ್‌ಟರೆಸ್ಟ್