YouVersion ಲೋಗೋ
ಬೈಬಲ್ಯೋಜನೆಗಳುವೀಡಿಯೊಗಳು
ಆ್ಯಪ್ ನ್ನು ಪಡೆಯಿರಿ
ಭಾಷಾ ಆಯ್ಕೆದಾರ
ಹುಡುಕಾಟ ಐಕಾನ್

Falimaha 28ರಿಂದ ಜನಪ್ರಿಯ ಬೈಬಲ್ ವಚನಗಳು

1

Falimaha 28:31

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Geesinimo iyo xornimo ayuu boqortooyada Illaahey ku wacdinayay oo dadkana barayay waxyaalaha ku saabsan Rabbigeena Ciise Masiix.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 28:31 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

2

Falimaha 28:5

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Laakiin Bawlos intuu maskii gacantiisi ka ruxay ayuu dabkii ku tuuray isaga oo waxba aan gaarsiinin.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 28:5 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

3

Falimaha 28:26-27

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Oo waxaad dadkan ku dhahdaa waad maqli doontaan laakiin weligiin ma fahmi doontaan, waad fiirin doontaan laakiin waxba ma arki doontaan. Waayo dadkan qalbiyadoodu wey qalaafsanaadeen, wax dhegahooda kuma maqlaan indhahoodana wey xireen. Haddii kale indhaha wax wey ku arki lahaayeen, oo dhegahoodana wax ayey ku maqli lahaayeen, qalbigoodana wax ayey ku fahmi lahaayeen oo wey soo laaban lahaayeen, oo aniguna waan cafin lahaa.”

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 28:26-27 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

Falimaha 28 ಗೆ ಸಂಬಂಧಿಸಿದ ಉಚಿತ ಓದುವ ಯೋಜನೆಗಳು ಮತ್ತು ಆರಾಧನೆಗಳು

ಹಿಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
ಮುಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
YouVersion

Encouraging and challenging you to seek intimacy with God every day.

Ministry

ಬಗ್ಗೆ

Careers

ಸ್ವಯಂಸೇವಕ

ಬ್ಲಾಗ್

ಒತ್ತಿ

Useful Links

ಸಹಾಯ

ದೇಣಿಗೆ

ಬೈಬಲ್ ಆವೃತ್ತಿಗಳು

ಆಡಿಯೋ ಬೈಬಲ್‌ಗಳು

ಬೈಬಲ್ ಭಾಷೆಗಳು

ಈ ದಿನದ ವಚನ


ಡಿಜಿಟಲ್ ಸಚಿವಾಲಯ

Life.Church
English (US)

©2026 ಲೈಫ್.ಚರ್ಚ್ / ಯೂವರ್ಷನ್

ಗೌಪ್ಯತಾ ನೀತಿನಿಯಮಗಳು
ದುರ್ಬಲತೆ ಬಹಿರಂಗಪಡಿಸುವಿಕೆ ಕಾರ್ಯಕ್ರಮ
ಫೇಸ್ಬುಕ್ಟ್ವಿಟರ್ಇನ್ಸ್ ಟಾ ಗ್ರಾಮ್ಯೂಟ್ಯೂಬ್ಪಿನ್‌ಟರೆಸ್ಟ್