YouVersion ಲೋಗೋ
ಬೈಬಲ್ಯೋಜನೆಗಳುವೀಡಿಯೊಗಳು
ಆ್ಯಪ್ ನ್ನು ಪಡೆಯಿರಿ
ಭಾಷಾ ಆಯ್ಕೆದಾರ
ಹುಡುಕಾಟ ಐಕಾನ್

Falimaha 20ರಿಂದ ಜನಪ್ರಿಯ ಬೈಬಲ್ ವಚನಗಳು

1

Falimaha 20:35

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Si walba waan idiin tusay inaad sidaas oo kale u shaqeysataan oo caawisaan kuwa danyarta ah, idinkoo xasuusta ereyadii Rabbi Ciise dhahay, ‘In wax lagu siiyo waxaa ka barakeysan inaad bixisid.’ ”

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 20:35 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

2

Falimaha 20:24

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Laakiin nolosheydu macno ilama laha, waxa kaliya ee aan rabo waa inaan dhameystiro shaqadii Rabbigeena Ciise i siiyay inaan sameeyo, taas oo ah inaan wacdiyo warka wanaagsan ee nimcada Illaah.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 20:24 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

3

Falimaha 20:28

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Is ilaaliya dadka kalana ilaaliya, waayo Ruuxa Quduuska ah ayaa idin ka dhigay ilaaliye. Noqda arijirka kaniisadda Illaahey, taas oo uu dhiigiisa ku soo iibsaday.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 20:28 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

4

Falimaha 20:32

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Haddana waxaan idinku amaano gelinayaa Illaahey iyo ereygiisa nimcada leh, kaasoo idin dhisa idinka oo dhanna idin siiya barakada ey helaan kuwa xaqa ah.

ತಾಳೆಮಾಡಿ

Falimaha 20:32 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ

Falimaha 20 ಗೆ ಸಂಬಂಧಿಸಿದ ಉಚಿತ ಓದುವ ಯೋಜನೆಗಳು ಮತ್ತು ಆರಾಧನೆಗಳು

ಹಿಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
ಮುಂದಿನ ಅಧ್ಯಾಯ
YouVersion

Encouraging and challenging you to seek intimacy with God every day.

Ministry

ಬಗ್ಗೆ

Careers

ಸ್ವಯಂಸೇವಕ

ಬ್ಲಾಗ್

ಒತ್ತಿ

Useful Links

ಸಹಾಯ

ದೇಣಿಗೆ

ಬೈಬಲ್ ಆವೃತ್ತಿಗಳು

ಆಡಿಯೋ ಬೈಬಲ್‌ಗಳು

ಬೈಬಲ್ ಭಾಷೆಗಳು

ಈ ದಿನದ ವಚನ


ಡಿಜಿಟಲ್ ಸಚಿವಾಲಯ

Life.Church
English (US)

©2026 ಲೈಫ್.ಚರ್ಚ್ / ಯೂವರ್ಷನ್

ಗೌಪ್ಯತಾ ನೀತಿನಿಯಮಗಳು
ದುರ್ಬಲತೆ ಬಹಿರಂಗಪಡಿಸುವಿಕೆ ಕಾರ್ಯಕ್ರಮ
ಫೇಸ್ಬುಕ್ಟ್ವಿಟರ್ಇನ್ಸ್ ಟಾ ಗ್ರಾಮ್ಯೂಟ್ಯೂಬ್ಪಿನ್‌ಟರೆಸ್ಟ್