1
ROOMA 2:3-4
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Nin yahow, ma waxay kula tahay, kolkaad xukuntid kuwa waxyaalaha caynkaas ah sameeya oo aad isla wixiina sameeysid, inaad xukunka Ilaah ka baxsan doonto? Ma waxaad quudhsanaysaa hodantinimada wanaaggisa iyo samirkiisa iyo dulqaadashadiisa? Miyaadan garanayn in wanaagga Ilaah kuu kaxeeyo xagga toobadda?
Összehasonlít
Fedezd fel: ROOMA 2:3-4
2
ROOMA 2:1
Sidaas daraaddeed, nin yahow, marmarsiinyo ma lihid ku kastoo aad tahayba kaaga wax xukuma; maxaa yeelay, meeshii aad ku kale ku xukuntid, waad isku xukumaysaa, waayo, kaaga wax xukumaa, waxaad samaysaa isla wixii.
Fedezd fel: ROOMA 2:1
3
ROOMA 2:11
maxaa yeelay, Ilaah dadka uma kala eexdo.
Fedezd fel: ROOMA 2:11
4
ROOMA 2:13
waayo, kuwa sharciga maqlaa ma aha kuwa xaqa Ilaah hortiis, laakiinse kuwa sharciga yeela xaq baa laga dhigi doonaa.
Fedezd fel: ROOMA 2:13
5
ROOMA 2:6
kan nin kasta u siin doona sida shuqulkiisu ahaa
Fedezd fel: ROOMA 2:6
6
ROOMA 2:8
laakiin kuwa iskala qaybqaybiya, oo aan runta addeecin, laakiinse xaqdarrada addeeca, waxaa u ahaan doona cadho iyo ciil
Fedezd fel: ROOMA 2:8
7
ROOMA 2:5
Laakiin engegnaantaada iyo toobadla'aanta qalbigaaga aawadood waxaad cadho u urursanaysaa maalinta cadhada iyo muuqashada xukunka xaqa ah oo Ilaah
Fedezd fel: ROOMA 2:5